abdirizak

3 dariiqo oo aad ku noqon karto web designer

Web design services

Maqaal keena maanta waxaan ku eegaynaa 3 dariiqo oo aad ku noqon karto web designer

dariiqada kobaad

waa inaad haysataa ama aad aqoon u leedahay toolis kii aad ku dhisi lahayd  ama aad ku desing gareen lahayd websit ka

waxaa laga yabaa inay maskax dada kusoo dhacdo  markaan ka warameyno tooliska lagu desing gareeyo website kaaga

inaad aqoon u leedahay  luuqadaha lagu dhiso website sida html iyo Css iyo JS Iyo luuqadaha lamid ka ah

waxaase muhiim ah inaad ogaaato inay kala duwan yihiin web desiner iyo web developer

hadii aad rabto inaad noqoto web desiner  muhiim ma ahan inaad aqoon badan u leedahay luuqadihii aan kazoo waranay  ee HTML IYO CSS IYO JS lkin waa inaad wax yar oo kooban  ka taqanaa

waxaase muhiim ah inaad aqoon u leedahay waxa loo yaqaano CMS contanti management system

waa softiwer kuu saamaxaayo inaad  dhib  dhisto website walbo oo aad rabto hanoqda mid warar ah hanoqda mid business ah  ama  ecommerce website

softiweerada cms ka ah ama  contanti  management system  waxaa oogu caansan

  Webflow  iyo wordpress

Qaasatan wordpress waa CMS KA oogu horeeyo ama aad loo isticmaalo 

Hadii aad ku cusubtahay balaad foomka web desiner ka ah

Wordpreass waa open soorsis softiwer aad ku dhisi karto  website walbo oo aad niyada ku haayso adigoon qoreeynin wax koodh ah kaliye adigoo isticmaalayaa drag an droob

 

Boqolkiiba in ka badan % 35 website yada aduunka waxay ku dhisan yihiin waa wordpress

Si aad hadabo oogu dhisto wordpress website waxaad u baahan tahay themes iyo plugins

Si aad hadabo oogu dhisto wordpress website waxaad u baahan tahay themes iyo plugins

Waa labata fagshan ee ogu waaweeyn ee uu wordpress ku shaqeeyo

Mudooyin kii u danbeeyay waxaa soo baxaayay plugins iyo themes wax weeyn ka badelay  qaab kii iiyo nidaam kii ay u shaqeeyn jirtay wordpress

Sida pglugin ka loo yaqaano elementor page builder

elementor page builder waa plugin la shaqeeyo ama ku dhex shaqeeyo wordpress

oo isla markaaba kuu saamaxaayo  inaad dhisi karto website kastaa oo aad ka fikireeyso layout kiisa

dhamaan themes kii hore iyo plugins kii hora ee ay worpdrees waxaa laga yabaa in aad kala kulanto

waxa loo yaqaano limiteeshan ama xad aadan ka gudbi Karin  qaasatan menu ga iyo footer ka

lkin elementor page buider ku wuxuu wax weeyn ka badelay nidaam kii guud ee ay ku shaqeeyneysay wordpress

waxaana si dhib yar u desing gareeyn kartaa website ka halka oogu sareeyso ilaa iyo halka ogu hoseeyso

adigoon qorin wax code ah  markaana isticmaalaayo drag an droob

sidoo kale wuxuu kuu samaxaayaa  elementor page buider ku in website aad ku desing gareysay

figma ama photoshop ama Adoobe Xd aad si dhib yar oogu wala wareejin karto ama aad oga dhigi karto website live ah  oo la isticmaali karo oo lasoo booqon karo

waxaa sidoo kale muhiim ah inaad haysato domain name iyo server

domain name ku  waa address ka uu ku leeyahay website kaaga intarnet ka waa address ka saa maxaayo in qofka website kaaga sooboqonaayo uu helo maclumaad kaaga iyo xogta ku jirta website kaaga

tusaale ahaan hadii aad u baahan tahay in aad booqato ama aad hesho xogtaada kugu keydsan facebook ga  

waxaad u baahan tahay address kii aad ku gali lahayd ama aad ku aksees gareen laheyd  server kaas

ama computer ka ayku jirta data daas

kadib waxaad tagaysaa browesa radaada aad isticmaaleyso

kadib waxaan qoreynaa www.facebook .com  magacaas ayaa loo yaqanaa domain name 

waana aay bii adrees kasta uu leeyhy  compuer kasta ooy dhaata daas ku jirta

Server asgu waa computer awood badan leh  isla markaana saama xaayo

Dhaatada website kaas image ha noqda qoraal ha noqda ama video ha noqda in lagu keeydin karo

Isla markaana 24 saac awood u leh inuu shid naan karo  dad badana ay soo akses kareen karaan

Waa sababta kaliye  ee uu kaga duwan yahay compuutaradeena caadiga ah ee aan isticmaalno

Si aadd server kaa iyo domain name kaasi waxaa jira websiteyo bixiyo adegaas  sida godadi ama blou hosting

Hadii aad tahay bilow ama aadan awoodin inaad iibsato server iyo domain

Waxaad u badeli kartaa computer kaaga labtop ka ah ama diskatop kaaga sidii server ka oo kale

Adigoo isticmaalaayo softowerada  zaam ama local flawl

Softiweradaan waa softiweero kuu saama xaayo in inuu u dhaqmo Computer kaaga sidii server oo kale

Tusaale ahaan hadii aad isticmaaleyso computer window ah  isla markaana aad dooneyso inaad u

badesho server soo kiyo wordpresss  waxaad u baahan tahay inaad adeegsato woftiwer ka ogu fudud ee local flaywel

softiweradaan waxay kuu samaxayaan computer kaaga inuu u dhaqmo sidii swrver oo kale

adigoo idticmalaayo local hoos mashiin

2 riiqada labaad research

waa inaad sameysaa research  isla maraa waa inaad wareysi la yeelataa qofta doonaayo inaad website ka u dhisto

si aad u ogaad macluumaad ka uu haysto cida tartan ka kula jirta  qaabkuu u fikiraayo macamiil kaaga

waa inaad sameysaa markaad ogaato qaabka uu u fikiraayo macamiil kaaga iyo waxa uu ka doonaayo website ka

waa inaad sameysaa serearching   serearchinku wuxuu kaa caawinayaa

inaad ogaan kato  qaabka guud ee dadka designer ka ah  ee kulamidka ah  ama horay u soo sameeyay desing kaan oo kale ay u fikirayaan ama ay macalliku oga fikirayaan business kiisa

tusaale ahaan   haduu macamiilka aad dooneyso inaad u sameyso website uu doonaayo website construction 

waxaad u baahan tahay inaad xog kugu filan ka ogaato adigoo ka baaraayo intarnet ka

qaab construction   websitka loo dhisa

adigoo marka hora haysta macaluumaad kii uu ku siiyay macamiil kaaga

qodobka 3 sedexaad

waxaa ayaduna muhiim ah ka hor intaadan sameynin website ku inaad sameyso

waayar freem   waayar freem ku waa qaabka loo sameeyo websitka oo sawir ah

inta guda gali lahayd  wordpress aad ku dhiseyso website ka oo uu waqti kaaga lumi lahaa

macamiila feedbaak kiisuna uu marar badan kugu soo wala celin lahaa

waxaa muhiim ah inaadan shaqadaas galin  oo aad u sameyso  waxa loo yaqaano waayar freem

waayar freem ku waa website kii oo sawir ah isla markaana qofka aad tusi karta

si aad oogu qanciso website kiisa iyo qaabka uu u  ekaanaayo

hadii uu wax yaalaha qaar uu u baahdo in laga badelana way fududahay

sababtoo ah waa sawir oo ma aadan sameeynin  wax website ah  desing ah

dariiqada 4 aad

waa inaad iibin kartaa  adeegaaga  

hadii aad desin gareeyso website aad u qurux badan isla markaana la mid ah website yada aduun ka 

lakiin aadan garaneeynin  qaab kii aad ooga dhaadhicin lahayd macamiil kaaga

sababtii aad u isticmaashay color ka sababtii aad u isticmaashay farta sababtaa u istic maashay layout ka

weay kugu ad kaaneysaa qof ka macamiilka ah inaad ka iibiso adegaagi

sababtoo ah  qofka macamiil kaaga ah wuxuu ka fikirayaa markasta waxaan sameysay wax ka duwan

waa inaad iibin kartaa waxa aad desing gareeysay

isla markaana aad garan kartaa isteeg kastaa sababtaa u desing gareeysay iyo waxa aad ooga dan leedahay

waa inaad ka jawaabi kartaa dhamaan su,aalaha uu macamiilka ku waydiinaayon

isla markaana aad qaadan kartaa feedback kastaa uu la yimaado macamiil kaaga

intaas  baan  kusoo gabogabeyneynaa  maqaal keena maanta

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top