
Aduun kaan aan manta ku nool nahay waxaa jira ciyaaryahanio waa weeyn
Foksaris orod yahano iyo sidoo kale dagaal yahano
Dhamaan waxaas oo dhan waa wax adagÂ
Kolkastana  waxa adag ayaa ah waxa kuu fiican Noolashada iyo mustaqbal kaagagaba
Hadabo waxaas adagoo dhan macaquul ma ahan in aaad gaarto
Sameeyn la,aanta dhisbiliin
 Maqaal keena maantaa ku eegeynaa waa maxay dhisibiliin
iyo sidoo kale sidii aad u dhisi laheeyd Selfi dhisibiliinka
Hadabo aan u guda galno muuqaal keena

Aan ku biloowna tan oogu mihiimsan waa maxay dhisbiliinÂ
Koleey qeexi taano badan ayaa lagu qeexaa
 hadaan soo qaadano kan oogu caansan
 eeuu ku qeexay feer yahanka weeyn oo aad wala taqanaan meke taysan Â
wuxuu ku qeexay Dhisbiliin waa sameynta waxaad necebtahay inaad sameeysoÂ
lakiin ad u sameeyso sidii adigoo jecel oo kale
 hadaad midaas sameysana wax walbood noolasha ka rabto waad ku guuleysatay
sidoo kale hadaan soo qadano sharaxaado kale oo lagu qeexayÂ
waxaa kaloo kamid ah dhisbiliin waa awooda aad naftaada ku qasabto inay sameeyso
shay ay ku qasbantahay adigoon u eegaynin rabitaankeeda
saan ada wala ogaanay dhisbiliin waa xirfad xirfadu  waa wax uu qof walboo naga mid ah uu Naftiisa uu bari karo
waa borosees aad naftaada ku tobobari karto si ay u adeecdo naftaadu
 oo aad adigu Hogaanka ogu hayso si ay sharciyadaada oogu dhaqanto
hadaba hadii aan isla fahanay wuxuu yahay dhisibiliin
waxaa ayadana ah lagamo maarmaan inaad sidoo kale ogaato
sidii aad u dhisi laheyd salfi disbiliin
hadabo aan kula wadaago afarta oogu muhiimsan si aad u dhisto salfi disbiliin
anagoo aan ka daaheynin aan ku biloowna mida kobaad
ka fagoow wax walboo ku mashquulinaayo
sidaan kuligeen wala ognahay
aduunkaan aan maanta ku noolnahay
wax ku mashquuliyo ma weyneysid Â
ha u darnaado social media noocuu raboba ha ahaadee
hadabo aan adiga ku weydiiye imisa saac baad is leedahay way kaaga luntaa isticmaalida social media
Hoos noogu reeb
Waan hubaa inaad arki doonta dad kaa isticmaal badan
Hadaba sida ogu fudud ee aad ku xadidi karto ayaa ah inaad waqti gaar ah u sameyso
Waan oga ahay maalmaha horeeya ineey kugu ad kaan doonta
Lakiin waa hubaa inaad isbedel badan dareemi doonta
Sidoo kalana waqti badan oo kaaga lumay isticmaalidaas uu kusoo harayo
Hadabo hadii aan qodob kaas isla qadanay aan u gudubno qodobkeena xiga
2 Aan U Gudubno Numbarkeena labaad

Ka biloow meshaa aad joogta isticmaal waxa aad haysato samee waxa aad rabto
Arturashee Runtii oraah aad cajiib u ah
Marka intii aad sugi laheyd wax kudhiiri gakliya Kaliya bilow
Kaliya waa inta ogu horeysa waxa xanuunka ah
Lakiin markaa wax yar biloowda dib ayuu ka fududaan doonaa wax walba
Tusaale ahaan markaa qof aysan is aqoon aad la hadlayso marka oogu horeeyso waxa dareen taa cadaadis
Lkin markaa wax yar wala hadashaan caadi ayuu noqdaa wala hadalkaas
Sidaas si la mid ah wax qorida wax aqrinta bilowga oogu horaya kaliya ayaa adag Kaliya biloow
3 Aan Soo Qaadano Qodobkeena Sedexaad
Jadwal maalmeed sameeyso
Ka somaali ahaan waxaaynu nagu adag sameeysashada jadwal
Oo xitaa hadii aan sameysano ku dhaqan kiisa ayaa nagu adag Â
Markaa waa muhiim inaad sameysataa jadwal maalmeed aad ku hagto Naftaada
Si aad u gaarto ahdaaftaada iyo riyooyin kaagaba
Qofka jadwalka leh waa sida qof aan waligii ka qeybgalin tartan orod
Sidaas ooy tahay marka la keeno garoonka lagu bara tamaayo oo uu xariiqinta lugta uu saaro
Marka la bilaabana bilaabaayo orodkiisa | sidaas si la mid ah qofka jadwalka leh waa orod yahan kaas oo kale
Oo wuxuu oganayaa inay wado dheer sugeyso
Aan u gudubno qodob keena oogu danbeeyo oo ah Qodob ka afaraad
Naftaada ku tababar waxyaabaha ayna rabin
Samee wax yaabaha ayna naftaada raaxo ku dareemeynin
Tusaale ahaan markaa meel fadhida naftaada waxay ku leedahay taleefonkaaga soo qaado oo wax iska daadaawo
Sidoo kale haku qabeeysan biyo qaboow hatagin giim
Hadaad wax aqrisan lahaydna waxay ku leedahay waxbo ha aqrisan iyo wax yaabo la mid ah
Markaas oo kale ku qasab naftaada waxyaaba aysan raaxada ku dareemeynin oo u diid waxyaabaha qaar
Si aad oogu hogaamiso waxa aad rabto iyo waxa mustaqbal kaaga aad ku dhisi laheyd
U adeegso dhanka hormarkaaga
Hadabo mowduuceena intaas ayuu ku dhan yahay aadbaadna u mahadsan tahay
hadaad nala dhameysatay maqaalka Mahadsanid