
Qofkasta oo naga mid ah maanta waxa uu isweydiinayaa Xirfada uu leeyahay iyo shaqada uu qabto ilaaa iyo waqtiga ay sii jiri karto
Noolasha Aadamaha oo ku dhisan hayaan iyo Raadin wax cusub Ayaa maalin walbo meel U guurta
waxaana adag in qofka aan qeeybta ka aheen geediga uu la jaan qaado Noolasha casriga ah ee aadka isku badeelaysa Dad badan ayaa Sanad walbo ka dego liiska shaqooyinka halka kuwa cusubna ay klusoo biiraan Xirfadaha Qaar Ayaa Muhiim Loo Arkaa Halka kuwo kalan oo xili ka mid ah xiliyadana muhiim ahaana Si Fudud suuqa Looga saaro
Hormarka dalalkana waxaa Jiheeye u ah Hadbo xirfadaha ay dadkiisu leeyihiin
iyo sida ay Nolasha Casriga aha Qeeyb ogasii ahaan karaan
Hadabo wali ma is weydiisay daawade maxay yihiin shaqooyinka Noqon doona mustaqbalka kuwa loogu baahida badan yahay
Hadaad Iswydiisay Balse Aad Jawaab U weyday waxayno jawaab ogu raadin doonaa maqaal keena maanta
balse ka hor inta aan muqaalka Gudaha ugalin Fadlan Muqaalka like ta noosaar Noona sii share garee si aan dad badan u gaarno hadii aad nagu cusubtahayna fadlan nagusoo biir mahadsanid
mustaqbalka shaqooyinku waxay noqoto su,aal isweydiinteedu ay ka taagan tahay meel walbo oo Caalamka Soo if bixida nidaamka casriga ah ayaa wax soo saarka ayaa shaqooyin badan ka dhigay kuwo
aan laheyn saameyn iyo muhiimad sidaas u sii weeyn waxaana markiiba fududaatay in si loogu badelo mashiino ama lagu guuro xirfado kale oo si ka casrisan u qabanaayo kuwii markaasi joogay
tusaale ahaan baaburta kaligood is kaxeeyo mashiinada caafimaadka ee u fuliyo qaliinada qaabka dhigitaalka ah computerada casriga ah ee dhowrka shaqo halmar isku qabanaayo iyo xirfado kale oo aan
tiro laheeyn ayey tiknoolajiga casriga ah meesha ka saartay hadana dhanka kale si kasto at tiknoolajiga
iyo habka shaqadu u hormara waxaa marwalbo loo baahan yahay Xirfadle la jaan qaadi karo sahanka mustaqbalka ardaygu marka uu jaamacada xareeysanaayo ama uu rabo in uu bilaabo qaab wax barasho
kale waxa oogu weeyn ee fikirka badan galiyo waa wixii uu baran lahaa asagoo ku saleynaayo baahida ay xirfadaas leedahay mustaqbalka inta badan dadka waxa ay waqtiga iyo xoogoodu ku lumiyaan xirfado
si fudud mustaqbalka looga maarmi karo ama ay badeli karto tiknoolajiyada tusaale ahaan xog aruurin ay sameeysay hay,ada woodh ikanoomik fooram sanadkii 2018 ayey ku sheegtay in dalka mareekan ka ay hoos u dhaceen shaqooyin badan oo u badnaa dhanka gacan ka qabashada sida
xog haynta
daabacaada
suuqgeeynta
iyo shaqooyin kaloo badan
halka saro u kac laga dareemaayo baahida loo qabo dadka yaqaano compuutarka iyo tiknoolajiyada inkasto ooy xirfad kasto oo la baranaayo ay qofka anfici karto hadana qofka dhalan yarada ah ee maanta
Nool waa in uu u fakaraa si ka duwan sidii jiilkii ka horeeyay ay u fakari jireen sababtoo ah waxaa is badelay dhamaan habnoolaleed kii dunida aduunku waxa uu noqday shabakad yar oo isku xiran shaqo
walbana sidii shala loo qaban jiray maanta loma qabto birina looma qaban doona hadaba xakee loo socdaa waase kuwee shaqooyinka loogu baahida badan yahay mustaqbalka
Cloud computing ama keydka daruuraha

kaloodh computin ama loo yaqaano kaydka daruuraha
Waa xirfad cusub oo kusoo biirtay suuqa tiknoolajiyada waxa ayna markiiba lasoo shir tagtay baahi aad u balaaran oo loo qabo shirkadaha iypo dadka xogaha keydiya oo dhib badan ku qaba keydinta xogta waxa
ayna inta badan xogaha ku keydiyaan computarada aaladaha xogaha lagu keeydiyo ee waraaqaha ah halista ogu badana ayaa aheeyd in xogta hal mar lawaayi karo ama ay lumi karto
Xirfada kaydka daruuraha ama kaloodh computing aya waxa ay sahlaysaa in xoga lagu keeydiyo qaab online ah oo uu qofka heli karo xogtiisa meel walbo oo uu jooga asaga oo aan u baahan inuu jooga xafiis
kiisa sidoo kale waxa uu fududeeyay in la helo kayd wax badan ka balaaran kan caadiga ah dad yar ayaa
xirfad u leh sida loo abuura keyd daruureed inta badana dadka xirfadan leh ayaa ku shaqeeyo mushaar aad u sareeyo madaama ay baahi aad u wayn xaliyeen
Xirfadaan waxaa baran karo qofkasta waxa ayana si gaar ah u sii anfacaysaa dadka leh xirfada computer ka Kaloodh competing maanta waa xirfada loogu doonista badan yahay dunida hormartay
Tusaale ahaan dalka mareekan ka waxa uu ka yahay boqolkiibo todobo iyo toban dhamaan shaqooyinka lasoo bandhigo
artificial intelligence ama aqliga macmalka ah

Waxaa hubaal ah in aad maqashay gaari aadan u baahaneynin in qof kuu kaxeeyo
Mashiino la wareegaayo shaqooyinkii dadka qalab fahmaayo hadalka dadka una jawaabaayo iyo
dhamaan nidaamyada loo yaqaano casriyeeynata shaqooyinka waxaa suurta galiyaytiknoolajiyada loo
yaqaano artifishal intaragansi ama loo yaqaano soomali ahaan caqliga macmalka ah qaab kaan ayaa ah
hab computarada iyo qalab kale loo baro inay u shaqeyaan si iskood ah iyagoo qabanaayo shaqooyinka
dadka ay qabtaan aaladaha ayaa la baraa luuqad loo yaqaano koodh taas oo u sahleyso in mashiinku
fahmo dadka una shaqeeyo si fudud oo ka qiima jaban shaqada dadka caadiga ah ay qabtaan
barashada xirfadaan iyo xirafada la xariiraba waa halka mustaqbalka shaqooyinka saldhiga u noqon doonta
dadka leh xirfadaha porgraming ka ayaa noqon doona kuwa ay shirkaduhu aad u raadiyaan madaama xoowliga tiknoolajiyada ay ku socota uusan u saamaxeeynin ineey sii jogaan halka maanta lamaraayo
oo ay u baahan yihiin inay marwalbo la imadaan hal abuur cusub barashada xirfadaan ma ahan mid fudud dhanka kalana ma ahan mid aad u adag qofkii waqti galiyana guul ayuu ka garayaa
cyber security ama amaanka intarnet ka

waa xirfad la xariirta ilaalinta amniga shabakadaha intarnetka waxa ay ka mid tahay xirfadaha aadka loo raadiyo mustaqbalkana sameeynta xoogan leh maalin walba waxaa la jabsadaa
macalumaad aad u mihiim ah oo ay leeyihiin dowladuhu shirkadaha iyo shaqsiyaadka aadka u muhiimka ah iyoda oo loo dhacaayo kaydka xogaha bankiyada iyo shabakdaha lagu keeydiyo siraha shierkadaha iyo
dowladaha ayaa ah goobaha oogu badan ee laweeraro si loo ilaaliyo amaanka intarnetka waxa aad loogu baahday in la helo dad xirfad u leh ilaalinta kaydka xogaha dadka bartay xirfadaloo yaqaano
intarnet sakuurati ama seybar sakuurati ayaa ah kuwa aad loo raadiyo mushaar badana hela
xirfadaan ayaana mustaqbalka muhiim sii ahaan doonta madaama adeegsiga intarneku aad u sii kob caawo sidoo kalana kooxaha wax jabsada ayaa ayakuna sii kordhaayo marwalbana dagaalku wuu sii soconayaa xirfadaana muhiim ayeey sii ahaan doontaa
suuqyada online ka ah waxa ay ka mid noqdeen xirfadaha sida xoowliga ah suuqa kusoo galay waxa ay badaleen jahadii ay ku socotay nidaam kii kala iibsiga caalamka shirkat kasta maanta waxa ay juhdi ku
bixisaa sidii ay ogasoo muuqan lahayd intarnetka alaabaha iyo adeegyada ay bixisana ay ogu dhax iibin lahayd intarnetka Ecommercy waa bah wadaag qeybo kala duwan leh oo mid walba uu u baahan yahay
xirfad sareeysa waxa ay udub dhaxaad u tahay nidaamka suuqyada casriga ah oo aad ogu fidaya dunida oo fursad uu qofka ku abuuri karo hanti asag oon u baahan raasa maal badan sida ganacsiga caadiga ah
xirfada la xariirta abuurida iyo dajinta nidaam uu ku shaqeeyn karo suuq online ah oo casri ah waa mid aan u bahneeyn hanti balaaran fursadna u sameyn karta dhalanyarada sida fiican u baratay cilmigaan oo mustaqbalka saameyn xoogan u yeelan doonta habka ganacsiga
inkasta oo mustaqbalka iyo xirfadaha loo baahan yahay aanan hal mar lasoo wala koobi karin hadana waxaa muhiim ah qofka dhalan yarada ah ee maanta nool in uu noqda mid ku fikira sada uu u heli lahaa
xirfad muhiim ah noolashiisa lana jaan qaadi karta mustaqblka waxa fudud in cilmi baaxad leh ka dhex barato intarnetka waxaa sidoo kale aad u sahlan in aad fahanto sida noolasha casriga ah ay u ekaan
karto iyo halka loo socdabo mar walbo ahoow mid fahmi kara halka loo socda adigoo raacaayo muujadaha tiknoolajiyadah ayna qofna kaa xigin marna haku tiirsanaan kuliyadii iyo wixii aad soo
baratay hadii aad jaamacadii soo dhameysay balse isku day in aad marwalbo la jaan qaadid suuqa baratidna xirfada markaas aad is dhihi kartid way ku anfaceysaa xataa hadii ay ka fogtahay wixii aad soo baratay
intaasi ayasan kusoo koobaynaa maqaalkeena maanta