abdirizak

Sidee Loo Sameeyaa Qorsho Maalmeed Guuleysta?

Aduun kaan aan manta ku nool nahay waxaa jira ciyaaryahanio waa weeyn

Foksaris orod yahano iyo sidoo kale dagaal yahano

Dhamaan waxaas oo dhan waa wax adag 

Kolkastana  waxa adag ayaa ah waxa kuu fiican Noolashada iyo mustaqbal kaagagaba

Hadabo waxaas adagoo dhan macaquul ma ahan in aaad gaarto

Sameeyn la,aanta dhisbiliin

 Maqaal keena maantaa ku eegeynaa  waa maxay dhisibiliin

iyo sidoo kale sidii aad u dhisi laheeyd Selfi dhisibiliinka

Hadabo aan u guda galno muuqaal keena

Aan ku biloowna tan oogu mihiimsan  waa maxay dhisbiliin 

Koleey qeexi taano badan ayaa lagu qeexaa

 hadaan soo qaadano kan oogu caansan

 eeuu ku qeexay feer yahanka weeyn oo aad wala taqanaan  meke taysan  

wuxuu ku qeexay Dhisbiliin waa sameynta waxaad necebtahay inaad sameeyso 

lakiin ad u sameeyso sidii adigoo jecel oo kale

  hadaad midaas sameysana wax walbood noolasha ka rabto waad ku guuleysatay

sidoo kale hadaan soo qadano sharaxaado kale oo lagu qeexay 

waxaa kaloo kamid ah dhisbiliin  waa awooda aad naftaada ku qasabto inay sameeyso

shay ay ku qasbantahay  adigoon u eegaynin rabitaankeeda

saan ada wala ogaanay dhisbiliin waa xirfad xirfadu  waa wax uu qof walboo naga mid ah uu Naftiisa uu bari karo

waa borosees aad naftaada ku tobobari karto si ay u adeecdo naftaadu

 oo aad adigu Hogaanka ogu hayso  si ay sharciyadaada oogu dhaqanto

hadaba hadii aan isla fahanay wuxuu yahay dhisibiliin

waxaa ayadana ah lagamo maarmaan inaad sidoo kale ogaato

sidii aad u dhisi laheyd salfi disbiliin

hadabo aan kula wadaago afarta oogu muhiimsan si aad u dhisto salfi disbiliin

anagoo aan ka daaheynin aan ku biloowna mida kobaad

ka fagoow wax walboo ku mashquulinaayo

sidaan kuligeen wala ognahay

aduunkaan aan maanta ku noolnahay

wax ku mashquuliyo ma weyneysid  

ha u darnaado social media noocuu raboba ha ahaadee

hadabo aan adiga ku weydiiye imisa saac baad is leedahay way kaaga luntaa isticmaalida social media

Hoos noogu reeb

Waan hubaa inaad arki doonta dad kaa isticmaal badan

Hadaba sida ogu fudud ee aad ku xadidi karto ayaa ah inaad waqti gaar ah u sameyso

Waan oga ahay maalmaha horeeya ineey kugu ad kaan doonta

Lakiin waa hubaa inaad isbedel badan dareemi doonta

Sidoo kalana waqti badan oo kaaga lumay isticmaalidaas uu kusoo harayo

Hadabo hadii aan qodob kaas isla qadanay aan u gudubno qodobkeena xiga

2 Aan U Gudubno Numbarkeena labaad

Ka biloow meshaa aad joogta isticmaal waxa aad haysato  samee waxa aad rabto

Arturashee Runtii oraah aad cajiib u ah

Marka intii aad sugi laheyd wax kudhiiri gakliya Kaliya bilow

Kaliya waa inta ogu horeysa waxa xanuunka ah

Lakiin markaa wax yar biloowda dib ayuu ka fududaan doonaa wax walba

Tusaale ahaan markaa qof aysan is aqoon aad la hadlayso  marka oogu horeeyso waxa dareen taa cadaadis

Lkin markaa wax yar wala hadashaan caadi ayuu noqdaa wala hadalkaas

Sidaas si la mid ah wax qorida wax aqrinta  bilowga oogu horaya kaliya ayaa adag Kaliya biloow

3 Aan Soo Qaadano Qodobkeena Sedexaad

Jadwal maalmeed sameeyso

Ka somaali ahaan waxaaynu nagu adag sameeysashada jadwal

Oo xitaa hadii aan sameysano ku dhaqan kiisa ayaa nagu adag  

Markaa waa muhiim inaad sameysataa jadwal maalmeed aad ku hagto Naftaada

Si aad u gaarto ahdaaftaada iyo riyooyin kaagaba

Qofka jadwalka leh waa sida qof aan waligii ka qeybgalin tartan orod

Sidaas ooy tahay marka la keeno garoonka lagu bara tamaayo oo uu xariiqinta lugta uu saaro

Marka la bilaabana bilaabaayo orodkiisa  | sidaas si la mid ah qofka jadwalka leh waa orod yahan kaas oo kale

Oo wuxuu oganayaa inay wado dheer sugeyso

Aan u gudubno qodob keena oogu danbeeyo oo ah Qodob ka afaraad

Naftaada ku tababar waxyaabaha ayna rabin

Samee wax yaabaha ayna naftaada raaxo ku dareemeynin

Tusaale ahaan markaa meel fadhida naftaada waxay ku leedahay taleefonkaaga soo qaado oo wax iska daadaawo

Sidoo kale haku qabeeysan biyo qaboow hatagin giim

Hadaad wax aqrisan lahaydna waxay ku leedahay waxbo ha aqrisan iyo wax yaabo la mid ah

Markaas oo kale ku qasab naftaada waxyaaba aysan raaxada ku dareemeynin oo u diid waxyaabaha qaar

Si aad oogu hogaamiso waxa aad rabto iyo waxa mustaqbal kaaga aad ku dhisi laheyd

U adeegso dhanka hormarkaaga

Hadabo mowduuceena intaas ayuu ku dhan yahay aadbaadna u mahadsan tahay

hadaad nala dhameysatay maqaalka Mahadsanid

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top